Halkan Ka Daawo Dhallinyarada Iyo Hal-Doorka Gobolka Togdheer Oo Si Wada-Jir Ah U Taageeray Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Waddani Iyo Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbigaasi.
November 26, 2021 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Dhallinyarada Iyo Hal-Doorka Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Si Wada-Jir Ah U Taageeray Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Waddani Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbigaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com