qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo King Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Oo Lacagtii Ugu Badnayd Guddoonsiiyey Dadkii Dhawaan Laga Raafay Magaalada Laascaanood Ee Reer Baydhabo.
November 26, 2021 - Written by qoriadmin

Boqor Buurmadow Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Wareejiyay Dadkii Laascaanood Laga Saaray - YouTube

Baydhabo-(QorilugudNews24)-Boqorka Geeska Afrika, Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow (King Osman Burmadow) Oo Maanta Booqasho Ku Tegey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Maamulka Koonfur-Galeed Somalia Ayaa Lacagtii Ugu Badnayd Guddoonsiiyey Dadkii Dhawaan Laga Raafay Magaalooyinka Laascaanood Iyo Ceerigaabo Ee Reer Baydhabo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News