qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Safar Shaqo Ku Tegey Dalka Boqortooyada Ingiriiska, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey.
November 26, 2021 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaraddaha Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Safar Shaqo Ku Tegey Dalkaasi Boqortooyada Ingiriiska, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News