qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Agaasimaha Cusbitaalka Khaliifa Ee Magalada Burco Oo Ka Warbixiyey Adeegyada Caafimaad Ee Uu Cusbitalkaasi Bixiyo.
November 27, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Agaasimaha Cusbitaalka Khalifa Foundation Hospital Ee Magalada Burco Ee Xarunta Gobolkaasi Togdheer Dr. Cabdillaahi Cali Muuse Ayaa Ka Warbixiyey Adeegyada Caafimaad Ee Uu Cusbitalkaasi Bixiyo, Kuwaas Oo Ay Si Weyn U Mahadiyeen Bulsho-Weynta Ku Dhaqan Magaalada Burco Iyo Guud Ahaanba Gobolka Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News