Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Md. Mustafe Muxumed Cumar Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Booqasho Ku Yimi Somaliland.
November 27, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Md. Mustafe Muxumed Cumar Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Booqasho Ku Yimi Somaliland, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com