qorilugudnews24.com
Hay’ad Laga Leeyahay Dalka Taiwan Iyo Wakaaladda Biyaha Ee Magaalada Hargeysa Oo Maanta Kala Saxeexday Heshiis Dhanka Horumarinta Biyaha Ah.
November 28, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hay’adda Step30 Ee Dalkaasi Taiwan Iyo Wakaaladda Biyaha Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Maanta Kala Saxeexday Heshiis Dhanka Horumarinta Biyaha Ah, Kaas Oo Ay Dawladda Taiwan Ku Maal-Gelinayso Ceel-Biyood Cusub Oo Lagu Kordhinaayo Ceelasha Deegaanka Geed-Deeb Leh Ee Duleedka Magaalada Hargeysa.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News