qorilugudnews24.com
Xidhnaanshaha Madaarka Magaalada Burco Waxa Uu Fadeexad Iyo Cay Ku Yahay Guud Ahaanba Bulshada Reer Burco Iyo Dadka Siyaasadda Ku Metelaba.
November 28, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Warbixin Ku Saabsan Madaarkii Ugu Da’da Weynaa Somaliland Oo Muddo 12 Sannadood Ah Xidhan, Arrintaas Oo Loo Sibir Saaray In Ay Salka Ku Hayso Arrimo Siyaasaddeed, Kuwaas Oo Salka Ku Haya Arrimo Dhaqale Curyaamin, Iyada Oo Dadkii Reer Burco Ay Ka Soo Degaan Ama Ka Dhoofaan Madaarada Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera, Halkaas Oo Cashuur Xad Dhaaf Ah Lagaga Qaato, Arrintaas Oo Fadeexad Iyo Cay Ku Ah Guud Ahaanba Bulshada Reer Burco Iyo Dadka Siyaasadda Ku Metelaba.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News