qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Boqor Buurmadow Oo Isaga Oo Ku Sugan Magaalada Muqdisho Sheegay In Uu Taagrasan Yahay Gooni Isu-Taaga Somaliland.
November 29, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdishu-(QorilugudNews24)-Boqorka Geeska Afrika, Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Oo Ay Maanta Waraysi La Yeelatay Laanta Afka Soomaaliga Ee Idaacadda BBC-da Isaga Oo Sugan Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegay In Uu Taagrasan Yahay Gooni Isu-Taaga Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News