qorilugudnews24.com
In Ka Badan 100 Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Ee Maamul-Goboleedka Puntland Oo Soo Banneeyey Aaggaggii Ay Hore Ugu Sugnaayeen, Kuna Biiray Ciidanka PSF.
November 29, 2021 - Written by qoriadmin

Boosaaso-(QorilugudNews24)-In Ka Badan 100 Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Ee Maamul-Goboleedka Puntland Ayaa Soo Banneeyey Aaggaggii Ay Hore Ugu Sugnaayeen, Kuna Biiray Ciidanka Gaarka Ah Ee Argagixiso La Dirirka, Isla Markaana Magacooda Loo Soo Gaabiyo PSF, Ciidamadan Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Masuuliyiinta Puntland Ku Eedeeyey In Ay Ku Hawlan Yihiin Sidii Ay Isaga Horkeeni Lahaayeen Ciidamada Daraawiishta Iyo Kuwa PSF, Arrintaas Oo Ay Ku Tilmaameen In Aanay Suurto-Gal Ahayn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News