qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Hal-Doorkii Iyo Kaadiriintii Guusha Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.
November 30, 2021 - Written by qoriadmin

Birmingham -(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Hal-Doorkii Iyo Kaadiriintii Guusha Xisbiga Kulmiye,  Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Kuwaas Oo Uu Hoggaaminaayey Xildhibaan Hore Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi), Arrintaas Oo Muujinaysa In Xisbigii Kulmiye  Noqday Guri-Cas Looga Hayaamay Qaniin, Shilin-Cas, Gabaareey, Gafaneyaal Iyo Kud-Kude.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News