qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Weyn U Difaacay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow, Jawaab Adagna Siiyey Kooxo Walla-Weyn Ah Oo Damiir-Laaweyaal Ah.
November 30, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Si Weyn U Difaacay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow, Isla Markaana Jawaab Adag Siiyey Kooxo Walla-Weyn Ah Oo Damiir-Laaweyaal Ah, Kuwaas Warbaahinta La Soo Hor-Fadhiistay Badhaacis, Sheeko Carruureed Iyo Wax Lagu Qoslo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News