qorilugudnews24.com
Shalay Iyo Maanta, Madaxweyne Muuse Biixi, Dib U Milicso Hadalladiisa Isburinaaya…??..
December 26, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dadku Maanta Waxa Ay Ku Doodayaan Laba Arrimood Shir-Beeleed Hala Qabto Iyo Dastuur Ayeynu Ku Qaadanay In Aynu Doorasho Galno Ayaa Wanaagsan Iyada Ayeynu Doonaynaa, Iyada Ayaa Danteena Ah, Laakiin Dee Halbaa Yaalla Haddii Ninkii Dastuurka Lagu Aaminey Uu Yidhi Dastuurka Aniga Oo Keliya Ayaa Wax Ku Fushanaya, Haddii Uu Yidhi Dastuurku Aniga Dantayda Mooyee Dan Kale Ma Raacayo, Dee Ninka Yidhaahda Taasi Ma Soconayso Maxaa Lagu Haystaa”.“Nabaduna Waxa Ay Ku Imanaysaa Marka La Is Qadariyo, Marka La Is Maamuuso Iyo Marka Ay Talladu Meerto Noqoto.

Ogow Haddaba Intaas Uu Muuse Biixi Ku Sheegayey Madaxweyne Cigaal Oo Dhan, Isaga Ayaa Ku Dhaqma Maanta, Talladii Dalkana Waxa Uu Gacanta U Geliyey In Suldaan Wada Xukumo Oo Ay Isku Beel Yihiin, Maxkamddii Sare, Maaliyaddii, Ciidankii, Dekeddii, Mashaariicdii Iyo Xilalkii Ugu Sareeyey Ee Dalka Oo Dhan.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News