Diyaarada Cusub Ee Dagaalada Istaratijiga Ah Ee Dalka Turkiga Oo Farsameynteeda Lagu Dhawaaqay Iyo Ra’iisal Wasaarihii Sudaan Oo Is-Casiley, (Xogta Dahsoon).
January 4, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waa Diyaaradii Dagaal Ee Ugu Horeysey Ee Aan Duuliye Wadin Ee Ka Dheeraysay Guuxeeda Ee Ay Turkigu Soo Saaraan, Taas Oo Qaadan Karta Gantaallo Uu Culeyskoodu Ka Badan Yahay Hal Tan Iyo Badh, (Xogta Dahsoon).