qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbigaasi Oo Maanta Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyeyn Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Ragga Ee Togdheer.
January 6, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbigaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Ayaa Maanta Si La Yaab leh Loogu Soo Dhaweeyeyn Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Ragga Ee Togdheer, Soo Dhaweyntaasi Oo Ahayd Mid Aanay Bulshada Reer Burco U Kala Hadhin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News