qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Oo Soo Kormeeray Dad Ku Soo Hayaamay Deegano Ka Tirsan Gobolkaasi, Kuwaas Oo Ka Soo Jeeda Deegaanada Gobollada Mudug Iyo Sool.
January 6, 2022 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Md. Axmed Cabdi Muuse (Is-Deber) Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Soo Kormeeray Dad Ku Soo Hayaamay Deegano Ka Tirsan Gobolkaasi Sanaag, Kuwaas Oo Ka Soo Hayaamay Waqooyiga Gobolka Mudug Ee Maamul-Gobolleedka Puntland Iyo Gobolka Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News