|
|||||
qorilugudnews24.com
Xinifow Haddii Uu Siyaad Barre Odhan Jirey Iimaan-Laaweyaasha, Adiga Dhinacna Kuuma Dhaafto, Waayo Waxa Aad Ku Barartay Ama Ku Gafanowdey Waa Xoolihii Masaakiinta Iyo Barakacayaasha.
January 6, 2022 - Written by qoriadmin
Ugu Dambayn, Nin Waliba Ha U Diyaar-Garoobo In Ay Bilaabantay Xilligii Farta Lagu Fiiqi Lahaa Badhyo-Weynta Iyo Laaluush Ku Naaxyada Aan Damiirka Iyo Dadnimada Toona Lahayn, Ee Halkii Ay Dadka Ka Dhuuman Lahaayeen Ama Is Qarin Lahaayeen, Iyagii Khadyaanka Laga Taagan Yahay, Iyada Oo Fariimo Xajiimeysan Looga Soo Dhiibaayo Daaha Dabadiisa, Isla Markaa Warbaahinta La Soo Horfadhiisat Xadiisyo Daciifa Iyo Sheeko Carruureed, Kuwaas Aan Waxba Kama Duwaneyn Bisaddii Muraayadda Isku Eegtay Ee Libaaxa Ismoodey. La Soo Qaynaha Dambe….. Hoos Ka Daawo Sheeko Carruureeda Iyo Xadiisyada Daciifaka Ee Uu Guddoomiye Xinif Ku Hadaaqayo, Kuwaas Oo Daaha Dabadiisa Looga Soo Dhiibey, Faalladuna Waa Idinka Xaggiina Saaxiibayaal. By. Xuseen Axmed Kaamil (Digtoorka).
COMMENTS
|
Latest News
|