qorilugudnews24.com
Boqorka Geeska Afrika, Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Oo Maanta Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyey Deegaanada Gobolka Sanaag Ee Ay Ku Soo Hayaameen Dad Ka Soo Jeeda Deegaanada Puntland Iyo Gobolka Sool.
January 7, 2022 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Boqorka Geeska Afrika, Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Maxamed (Buurmadow) Ayaa Maanta Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyey Deegaanada Ka Tirsan Gobolka Sanaag, Kuwaas Oo Ay Ku Soo Hayaameen Dad Ka Soo Jeeda Deegaanada Puntland Iyo Gobolka Sool Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News