qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Badhasaabka Gobolka Buuhoodle Oo Maanta Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Ay Hay’adda Kheyriga Ee Al-Huda Ka Hirgelisey Degmada Qorilugud.
January 7, 2022 - Written by qoriadmin

Qorilugud-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Gobolka Buuhoodle Md. Naxteex Maxamed Cabdulle Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Ay Hay’adda Kheyriga Ee Al-Huda Ka Hirgelisey Degmada Qorilugud Ee Gobolkaasi Buuhoodle, Mashaariicdaas Oo Ka Kooban Masaajid Iyo Machad Lagu Baran Doono Diinta Islaamka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News