qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Maanta Geel Mag Ah U Kala Wareeyey Laba Beelood Ah Oo Walaalo Ah.
January 7, 2022 - Written by qoriadmin

Gar-Adag-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Sanaagn Md. Axmed Cabdi Muuse (Is-Deber) Ayaa Maanta Geel Mag Ah U Kala Wareeyey Laba Beelood Ah Oo Walaalo Ah, Kuwaas Ka Mid Ah Beelaha Ku Dhaqan Gobolkaasi Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News