qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Badhasaabka Gobolka Togdheer Wax Aanu Awood U Lahayn Ayaa Lugu Soo Kalifey ”Musharax Cabdiraxmaan Cirro”.
January 9, 2022 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Ee Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Ku Fashilmay In Ay Baajiyaan Xaflad Uu Magaalada Burco Ku Lahaa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Arrintaas Oo Muujinaysa Xaaladda Foosha Xun Ee Uu Dalkii Somaliland Cagaha La Galay, Taas Oo Maanta Maraysa In Xafladdihii La Isu Diido Iyo In Ay Xaaladdu Gaadho Khadkii Casaa Ee Lama Taabtaanka Ahaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News