qorilugudnews24.com
Ogeysiis Muhiim Ah: Dhammaan Bulshada Reer Somaliland Qurba-Joog Iyo Degel Joogba, Waxaa Laga Codsanayaa In Ay Ka Soo Qayb-Qaataan Dhismaha Biyo-Xidheenka Degmada Xagal Ee Bariga Gobolka Saaxil.
January 9, 2022 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Waxaa Loogu Baaqayaa Dhammaan Bulshada Reer Somaliland , Hadday Yiihiin Qurba-Joog Iyo Degel Joogba, In Ay Ka Soo Qayb-Qaataan Dhismaha Biyo-Xidheenka Cusub Ee Degmada Xagal Ee Bariga Gobolka Saaxil, Kaas Oo Ay Baahi Weyn U Qabto Balshadeena Deegaanadaasi Ku Nool, Kuwaas Oo Ay La Soo Derseen Biyo La’aan, Abaaro Iyo Duruufo Kala Duwan Oo Isbiirsaday, Biyo-Xidheenkan Ayaa Waxa Ku Baxaysa Lacag Lagu Qiyaasay 150 Kun Doollarka Maraykanka Ah, Waanad Mahadsantihiin.

Wixii Faah-Faahin Ah Waxa Aad Kala Xidhiidhi Kartaan Ciwaanada Hoos Ku Qoran Waanad Mahadsantihiin.

Dhismaha Biyo-Xidheenka Cusub Ee Degmada Xagal:

Toos Ugu Shub, Acconunt Number: BRD3787

Ama Yuusuf Ahmed Maxamed.

+252634414528

+25265930042

Kuvausta ei ole saatavilla.Kuvausta ei ole saatavilla.Kuvausta ei ole saatavilla.

By: Aarjeberti.

COMMENTS
Latest News