qorilugudnews24.com
Pakistan Oo Diyaarada Bayraktar Ku Duqaynaysa S-400-Ka India, (Xogta Dahsoon).
January 9, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Xog Ku Saabsan Qorshaha Qarsoodiga Ah Ee Ay Pakistan Ku Iibsatey Diyaaradaha Bayraktar Ee Lagu Farsameeyo Dalkaasi Turkiga, Kuwaas Oo Ay Ku Doonayso In Ay Ku Bar-Tilmaameedsato S-400-Ka India (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News