War Deg Deg Ah: Beel-Weynta Hawiye Oo Caawa Soo Saartay War-Murtiyeed Iyo Waxa Uu Daaran Yahay.
January 10, 2022 - Written by qoriadmin
Muqdisho-(QorilugudNews24)-Daawo Beel-Weynta Hawiye Ayaa Caawa Soo Saartay War-Murtiyeed Culus, Kaas Oo Loogu Quus-Goynaayey Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Villa Somalia Mr. Farmaajo Iyo Cayayaankiisa Baraha Bulshada Ee Magacooda Loo Soo Gaabiyo (C.B.B).
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com