qorilugudnews24.com
Boqorka Geeska Afrika Oo Buuxiyey Kaalintii Ay Gabtay Xukuumaddii Xisbiga Kulmiye Iyo Gurmad Uu Mar Kale Gaadhsiiyey Deegaanadii Lagu Soo Hayaamay Ee Degmada Ceel-Afweyn.
January 13, 2022 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Boqorka Geeska Afrika, Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Ayaa Buuxiyey Kaalintii Ay Gabtay Xukuumaddii Xisbiga Kulmiye, Kaas Mar Kale Gurmad Ballaadhan Oo Biyo-Dhaamis Ah Gaadhssiyey Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag, Deegaanadaasi Oo Ay Ku Sugan Yihiin Dad Ka Soo Hayaamay Gobollada Mudug, Sool Iyo Togdheer, Kuwaas Oo La Nool  Abaar, Biyo La’aan  Iyo Duruufo Kale Oo Kala Duwan, Kuwaas Oo Ay Xukuumadda Somaliland Indhaha Iyo Dhegahaba Ka Furaysatay, Shakina Kuma Jiro In Uu Boqorku Asturay Oo Go’a Saaray Ceeb Iyo Fadeexad Weyn Oo Somaliland Ku Soo Wajahneyd.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News