|
|||||
qorilugudnews24.com
Ex-Wasiir Duur Oo Ka Dhawaajiyey Weedho Xaasaasiyad Siyaasaddeed Abuuray Iyo Siyaasi Cismaan Cumar Dool Oo U Jawaabey.
January 13, 2022 - Written by qoriadmin“Aqalka Madaxtooyada Waxa Keliyaata Ee Lagu Gaadhi Karaa Waa Cod”
“Hadallada Deegaankayga Ka Soo Yeedhaana Waa Laba Mid Uun, Kalkoo Nagu Dheeraaday Iyo Kulaylka Oo Aanu U Dhalanay”
Ex-Wasiir Duur.
![]() Jawaabta Cismaan Cumar Dool:-
![]() Siyaasiyan hadii Madaxweyne noqoto Cirro ayaa Faysal uga dhaw kursiga laakiin haddii lays yidhaahdo Muuse Qabiil Ahaan ha laysaga celiyo oo ay Cirro iyo Faysal hanjabaan waxaa run u dhaw Faysal Cali Waraabe.
Waayo Ciidagale, Faysal Cali Waraabe wuu wada raacaya laakiin Cabdiraxmaan Cirro Waxa Muuse Biixi Uga Soo Horaynaaya Habar-Yoonis. Waa Runtiisa Faysal wuu karaa in Uu Muuse Biixi ka dhigo Nin Reer Samatar Ah.
eeg ka waxaa ku hadlaaya waa Muuse Cabdalle Waa Duur 4 Sanno ayuu Muuse ku dul wareegaya Isaga ayuu kalku ku dheeraday. Markii uu Muuse Biixi Shaanida Turaayey Ee Uu Hanjabaayey Maxaa Ku Dheeraa Bal Soo Weydiiya!!!
Personal interest.
COMMENTS
|
Latest News
|