qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Gobolkii Ragga Ee Togdheer Oo Maanta Hadlay, Fariin Culusna U Diray Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Muuse Biixi.
January 13, 2022 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Badiba Waxgaradka Iyo Labeenta Gobolka Togdhee Oo Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Burco Ayaa Fariin Culus U Diray Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Muuse Biix, Kuwaas Oo Ka Digey In Aan La Dhaafay, Lagana Ilbaxay, Xilligii Ciidan La Isugu Hanjabi Jirey, Isla Markaana Colaadda Hargeysa Looga Soo Xawili Jirey Magaalada Burco Iyo Gobollada Bariga, Dadkeedana La Isku Khuukhin Jirey, Riwaayaddaas Horaa Loo Soo Daawaday, Ku Celisna Ma Leh.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News