qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Maanta Dhex-Maray Qaar Ka Mid Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland Iyo Halka Ay Sartu Ka Qudhuntay.
January 15, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Ayaa Maanta Dhex-Maray Qaar Ka Mid Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Dagaalkaas Oo Ka Dhashay Doodii Ansixintii Odorka Miisaaniyadda Ee Somaliland, Taas Oo La Sheegay In Ay Ka Buuxddey Mad-Madow Badan Iyo Wax Is-Daba Marin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News