qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliyihii Hore Ee Hay’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya Md. Cabdlaahi Sanbaloolshe Oo Ka Hadlay Sababta Somaliland Ku Kaliftey In Ay Ka Go’do Somalia.
January 15, 2022 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Taliyihii Hore Ee Hay’adda Nabad-Sugidda Iyo Sirdoonka Soomaaliya, Taliye Sare Maxamed Cabdlaahi Cali (Sanbaloolshe) Ayaa Ka Hadlay Sababta Somaliland Ku Kaliftey In Ay Ka Go’do Somalia, Fartana Ku Fiiqay Halka Ay Sartu Ka Qudhuntay Iyo Cidda Uu U Sibir-Saaray Arrintaas Sababteeda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News