qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Farmaajo Oo La Kulmay Guul-Darradii Ugu Horeysey, Taas Oo Ka Soo Wajahdey Dhinaca Guddoomiyaha Cusub Ee Guddida Doorashooyinka, Kaas Oo Maanta La Doortay.
January 15, 2022 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Lagu Doortay Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Ee Heer Federal, Kaas Oo Loo Doortay Muuse Geele Yuusuf, Iyada Oo Laga Adkaaday Musharixii Jagadaas U Tartamayey Ee Ka Socdey Dhinaca Villa Somalia, Arrintaas Oo Weji Gabax Iyo Guul-Darro Ku Noqotay Madaxweynaha Uu Muddo-Xileedkiisii Dhammaaday Ee Farmaajo Iyo Villa Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News