qorilugudnews24.com
Waxay Geeriyootey Maalintii Loo Ballan Sanaa Meherkeeda!!.
January 15, 2022 - Written by qoriadmin

Faadumo

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Faadumo Cismaan Aadan Oo Saaka Loo Ballan Sanaa In Loo Meheriyo Khaalid Maxamed Maxamuud oo Ka Yimi Dalka Maraykanka, Ayaa Ku Geeriyootey Cisbitaal Ku Yaalla Magaalada Hargaysa, Saacado Yar Ka Hor Wakhtigii Loo Ballan Sanaa In Meherkeedu Dhaco.

Faadumo Ayaa Sida La Sheegay Illaahay Ha U Naxariistee Waxaa Ku Soo Boodey Xanuunka Faaliga, (Stroke).
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News