qorilugudnews24.com
Weriyihii HCTV Ee Magaalada Caynaba Oo Maalintii 2aad U Xidhan War Uu Ka Soo Tabiyey Deeq Biyo Ah Oo Uu Boqor Cismaan Buurmadow Gaadhsiiyey Dadka Barakacayaasha Ah Ee Deegaankaasi Ku Sugan.
January 15, 2022 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Weriyihii HCTV Ee Magaalada Caynaba Weriye Cali Aadan Dirir (Cali Taani) Ayaa Maalintii 2aad U Xidhan War Uu Ka Soo Tabiyey Deeq Biyo Ah Oo Uu Boqor Cismaan Buurmadow Gaadhsiiyey Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Sugan Deegaanka Gobolkaasi Saraar, Arrintaas Oo Si Weyn Loogu Hadal Hayo Baraha Internetka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto, Weriyahaas Oo La Sheegay In Uu U Xidhan Yahay Xukuumadda Dhegaha Iyo Indhaha La’ Ee Xisbiga Kulmiye Ee Uu Fadhigeedu Yahay Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News