qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Saraakiil Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Sheegay In Ay Ka Badbaadeen Isku Day Dil Oo Lagu Soo Qaaday.
January 16, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Saraakiil Sar-Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Sheegay In Ay Ka Badbaadeen Isku Day Dil Abaabulan Oo Lagu Soo Qaaday, Xilli Ay Ka Qadeynayeen Maqaaxi Ku Taalla Xaafadda Jig-Jiga Yar Ee Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News