Xukunkii Maxkamdda Somaliland Ee La Wada Sugaayey Oo Noqday Caydiidna Gar Leh, Calina Gar Leh!!.
January 16, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukunkii Laga Dhursugaayey Ee Maxkamadda Sare Ee Somaliland Ayaa Noqday Caydiidna Gar Leh, Calina Gar Leh!!, Dhinaca Kalena Dhabarka Saartay Rabitaankii Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Iyo Odayaashii Daaley Ee La Magac-Baxay Madashii Wada Tashiga, Kuwaas Oo Ay Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Ka Hadhsan Weydey.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com