War Deg Deg Ah: Magaalada Hargeysa Oo Saacadihii U Dambeeyey Lagu Xidhay Dhallinyaro Soo Saartay Buug Leh Astaamaha Diimaha Qalaad, Kuwaas Oo Aan La Ogeyn Cidda Maal-Gelisey.
January 17, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Magaalada Hargeysa Ayaa Saacadihii U Dambeeyey Lagu Xidhay Dhallinyaro Soo Saartay Buug Dushiisa Lagu Soo Xardhay Astaamaha Diimaha Qalaad, Kuwaas Oo Aan La Ogeyn Cidda Maal-Gelisey Iyo Ujeedada Dhabta Ah Ee Ka Dambaysa, Dhallinyaradaas Oo Ka Tirsan Xarunta Turjunta Buuggaagta Ee IQRA Ee Magaalada Hargeysa.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com