Xuusiyiinta Dalka Yemen Oo Maanta Weerar Dhanka Cirka Ah Ku Qaaday Mamaalada Abu-Dhabi Ee Dalka Imaraadka Carabta, Weerarkaas Oo Dhaliyey Khasaare Kala Duwan.
January 17, 2022 - Written by qoriadmin

Abu-Dhabi-(QorilugudNews24)-Xuusiyiinta Dalka Yemen Ayaa Maanta Weerar Dhanka Cirka Ah Ku Qaaday Mamaalada Abu-Dhabi Ee Dalkaasi Imaraadka Carabta, Weerarkaas Oo Dhaliyey Khasaare Kala Duwan Oo Isugu Jira Dhimasho, Dhaawac Iyo Burbur Hantiyeed Oo Baahsan Ayaa Loo Adeegsadey Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn Ee Drones-ka
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com