Cabsidii Saldhigga Maraykanka Ee Abu-Dhabi, Kadib Weerarkii Xuusiyiinta Yemen Ee Imaraadka, (Xogta Dahsoon).
January 24, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Xog Ku Saabsan Cabsida Soo Wajahdey Saldhiggii Ciidanka Maraykanka Ee Abu-Dhabi, Kadib Weerarkii Xuusiyiinta Yemen Ee Imaraadka, Xiisaddii Dalka Ukraine Oo Cirka Isku Sii Shareertay Iyo Reer Galbeedka Oo Dublamaasiyiintoodi Kala Baxaya Kiev, (Xogta Dahsoon).