qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamulka Gobolka Buuhoodle Oo Deeq Biyo-Dhaamis Ah Gaadhsiiyey Deegaano Ka Mid Ah Deegaamada Hoos Yimaada Gobolkaasi.
January 24, 2022 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Buuhoodle Ayaa Deeq Biyo-Dhaamis Ah Gaadhsiiyey Deegaano Badan Oo Ka Mid Ah Deegaamada Hoos Yimaada Gobolkaasi¨Buuhoodle, Kuwaas Oo Ay Ka Jirto Abaar Iyo Biyo La’aan Baahsan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News