qorilugudnews24.com
Shirkadda Daabacday Buugga Uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Ka Hadashay Sababta Ay Xukuumadda Somaliland U Haysato Iyo Waxa Ay Ka Urisay.
January 25, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkadda Daabacday Buugga Uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees Ee Hiil Press Ayaa Ka Hadashay Sababta Ay Xukuumadda Somaliland U Haysato Buuggaas Iyo Waxa Ay Ka Urisay, Buuggaas Oo Ka Kooban In Ka Badan 380 Copies, Laguna Soo Daabacay Dalka Dibeddiisa Ayaa Waxa La Wareegey Ciidamada Ammaanka Ee Madaarka Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News