qorilugudnews24.com
Xuusiyiinta Yemen Oo Mar Kale Weerar Ku Qaaday Dalalka Imaraadka Iyo Sacuudiga, Weerarkaas Oo Dhaliyey Khasaare Kala Duwan.
January 25, 2022 - Written by qoriadmin

Abu-Dhabi-(QorilugudNews24)-Xuusiyiinta Yemen Ayaa Mar Kale Weerar Dhanka Cirka Ah Ku Ku Qaaday Dalalka Imaraadka Iyo Sacuudiga, Weerarkaas Oo Sida La Sheegay Dhaliyey Khasaare Kala Duwan Oo Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac.

.Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News