Meeday Saraakiishii Beelaha Bariga Burco Ee Ciidamada Qaranka Iyo Booliska, Waa Maxayse Sababta Qof Qudha Looga Dhex Waayey Dadkan Meesha Hunuushinaya?….Cajiib.
February 2, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Meeday Saraakiishii U Dhalatay Beelaha Bariga Burco Ee Ka Tirsanaa Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Booliska, Waa Maxayse Sababta Qof Qudha Looga Dhex Waayey Dadkan Meesha Is Daba Hunuushinaya Ee Uu Taani Budhtuurka U Yahay?…. Bal Arrintaas Hala Weydiiyo Ina Kaahin, Gaafaadhi, Xinif Iyo Ina Raagahaas Afka Weyn Ee Meesha Uun Cayda La Soo Fadhiya.