|
|||||
qorilugudnews24.com
Safiirada Somaliland Iyo Qabiiladooda, Faalladuna Waa Idinka Xaggiina Saaxiibayaal.
February 20, 2022 - Written by qoriadmin
1. Safiirka Uganda: Sacad Muuse, Habar Awal 1. Safiirka Maraykanka: Gadabuursi 1. Safiirka UK: Habar-Jeclo 1. Safiirka Imaaraatka: Toljeclo 1. Safiirka Turkiga: Warsangeli 1. Safiirka Sacuudiga: Dhulbahante 1. Safiirka Holland: Arab 1. Safiirka Belgium: Habar Yoonis. Laakiin, Haddii Aanu Nahay Bulshada Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Finland, Waxa Aanu Halkan Ku Cadaynaynaa In Aanu Jir Xafiis Ay Somaliland Leedahay Oo Ka Jira Dalka Finland, Arrintaasuna Ay Tahay Been Iyo Foojeri, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qoslo Iyo Been Abuur Cad Oo Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn.
COMMENTS
|
Latest News
|