qorilugudnews24.com
Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Deegaano Badan Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer, Kuwaas Oo Ay Ka Jirtey Abaar Baahsan Iyo Biyo La’aan Ba’ani.
May 3, 2022 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Roobab Lagu Diirsaday Ayaa Ka Da’ay Deegaano Badan Oo Ka Tirsan Gobolkaasi Togdheer, Kuwaas Oo Ay Hore Uga Jirtey Abaar Baahsan Iyo Biyo La’aan Ba’ani, Deegaanadaas Oo Ay Ka Mid Yihiin, Duruqsi, Riyo-Xidho, Dhoqoshey, Balli-Dhiig, Waraabeeye, War-Cimraan, Nasiye, Gebo-Gebo Iyo Magaalada Buirco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News