Halkan Ka Daawo Heestii Caashaqa Dhinacaaga Qabo Iyo Codkii Fannaanadda Reer Jig-Jiga Ee Faadumo Cumar Layli.
May 5, 2022 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heestii Caashaqa Dhinacaaga Qabo Iyo Codkii Fannaanadda Reer Jig-Jiga Ee Faadumo Cumar Layli, Heestaas Oo Aanu Ugu Tallo-Galay Barnaamijka Bandhigga Ciida, Sidaas Iyo Daawasho Wanaagsan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com