|
|||||
qorilugudnews24.com
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Xukun Dil Ah Ku Ridey Sargaal Darajo Sare Leh.
May 9, 2022 - Written by qoriadmin
Xukunka deg dega ah ee aan caadiga ahayn iyo xukunka lagu ridey Gaashaanle Dhexe Saalax Bullaale Jaamac ayaa yimid kadib markii ay Baaqyo Ka Soo Yeedheen Qoyska Marxuumadda la diley, kuwaas oo Xukuumadda ka codsaday in caddaaladda la horkeeno, Waxaanay Ku Hanjabeen In Aan La Aasi Doonin Gabadha la diley ilaa inta laga Tooganayo Dembiilaha. Ma Cadda in tani ay saamayn ku yeelatay waqtiga cidhiidhiga ah Ee Maxkamadda Militariga Ee Xukunka Ridey Horey ayaa Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Ee Somaliland waxa ay ku ridey xukun dil ah oo ay ku eedeysay xubno ka tirsan ciidamada qalabka sida oo dembiyo ka Galay dad Rayid ah ama cid kale oo ka tirsan ciidamada Qalabka sida Ee Somaliland. Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com
COMMENTS
|
Latest News
|