Ceeb Bay Qaranimadeena Ku Tahay In Xeer Ay Ku Qoran Tahay Jamhuuriyadda Soomaaliya Uu Maxkamaddeena Yaal.
May 9, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ceeb Bay Qaranimadeena Ku Tahay In Xeer Ay Ku Qoran Tahay Jamhuuriyadda Soomaaliya Uu Maxkamaddeena Yaal, Sidaa Waxa Yidhi Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com