|
|||||
qorilugudnews24.com
Madaxweynuhu Muu Sheegin Goorta La Dhagax Dhigay, Goorta Xadhigga Laga Jaray, Lacagta Ku Baxday Iyo Cidda Maal-Geliseyba Biyo-Xidheenka Degmada Gebiley.
May 9, 2022 - Written by qoriadminHargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Khudbad Sannadeedkii Dastuuriga Ahaa Ka Horjeediyey Labada Gole Ee Guurtida Iyo Wakiilada Ayaan Ummadda Reer Somaliland U Sheegin Goorta La Dhagax Dhigay, Goorta Xadhigga Laga Jaray, Lacagta Ku Baxday Iyo Cidda Maal-Geliseyba Biyo-Xidheenka Weyn Ee Degmada Gebiley, Kaas Oo La Sheegay In Ay Ku Baxday Lacag Ka Badan $15 Million Oo Dollar, Arrintaas Oo Si Weyn Loogu Hadal Hayo Baraha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto.
COMMENTS
|
Latest News
|