|
|||||
qorilugudnews24.com
Ogeysiis: Waxa Ay Dallada Guud Ee Jaaliyaddaha Reer Somaliland Ee Dalka Finland Idinla Socodsiinaysaa In Ay Qabanayso Xafladdii Manaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland.
May 9, 2022 - Written by qoriadmin
Haddaba Iyada Oo Ay Jaaliyaddu Taa Ka Duulaysa Waxa Ay Qabanaysaa Xafladdii 18–Ka May Ee Sanadkan 2022–Ka, Iyada Oo Dalladdu Ka Codsanaysa Dhammaan Bulshada Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Magaalada Helsinki Iyo Nawaaxigeeda In Ay Nagala Soo Qayb-Galaan Xafladdaas. Maalinta La Qabanayo Xafladdu Waa Maalinta Sabtida Oo Ay Taariikhduna Ku Beegan Tahay 14.5.2022, Maalintaas Oo Uu Dadkuna Firaaqo Yahay, Waanad Mahadsan Tihiin. Wa Billaahi Towfiiq Guddoomiyaha Dalladda Guud Ee Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Dalka Finland. Eng. Mohammed Abdullahi
COMMENTS
|
Latest News
|