qorilugudnews24.com
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Lagu Wargeliyey In Ay U Diyaar-Garoobaan Khudbadda Madaxweynaha, Wax Su’aal Ahna Lama Weydiin Karo!.
May 9, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ee Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Mudanayaasha Golaha Guurtida Ee Somaliland Ku Wargeliyey In Ay Maalinta Berito Ah U Diyaar-Garoobaan Khudbadda Madaxweynaha Somaliland, Isla Markaana Aan Wax Su’aal Ah La Weydiin Madaxweynaha, (Waa La Dhegeysanayaa, Waana La Iska Kala Tegeyaa).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News