qorilugudnews24.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Taliyaha Ciidammada Maraykanka Ee Qaaradda Afrika (Africom) Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayey.
May 12, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Ku Soo Dhaweeyey Somaliland General Stephen Townsend, Taliyaha Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Afrika (AFRICOM), Si Wada-Tashi Looga Sameeyo Horumarinta Danaha Labada Dhinac Ee Ammaanka Bariga Afrika. General Townsend Oo Ah Sarkaalkii Ugu Sareeyey Ciidamada Maraykanka Ee Soo Booqda Somaliland Ilaa Iyo 1991-Kii, Waxa Ku Wehelinayey Booqashadiisa Safiirka Maraykanka, Amb. Larry André, Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Tirsan Dawladda Maraykanka.
                      

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News