qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliyaha Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Afrika (AFRICOM), General Stephen Townsend Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Booqasho Ku Tegey Madaarka Diyaaraddaha Ee Magaalada Berbera.
May 13, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Taliyaha Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Afrika (AFRICOM), General Stephen Townsend Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Booqasho Ku Tegey Madaarka Diyaaraddaha Ee Magaalada Berbera, Taliyaha Oo Ay Safarkiisa Ku Wehelinayeen Safiirka Dalka Markaykanlka Ambassador Larry André, Iyo Saraakiil Kale Oo Ka Tirsan Ciidamada Maraykanka Ee Taliska US Africa Command.

Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News